Maamulka Somaliland oo xaqiijiyay kiisaskii ugu horeeyey ee cudurka Coronavirus

Somaliland ayaa goor dhow xaqiijisay in degaanadeeda laga helay kiisaskii ugu horeeyey cudurka Coronavirus. Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqday in kiiskii ugu horreeyay ee Cudurka Coronavirus laga helay laba ruux oo ku sugan deegaano ka tirsan maamulkaas. Cumar Cali Cabdullaahi Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa sheegay in Cudurka laga helay Nin u dhashay Shiinaha … Continue reading Maamulka Somaliland oo xaqiijiyay kiisaskii ugu horeeyey ee cudurka Coronavirus